BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
 
 
 
Wararkii ugu dambeeyay 
 
 
21 Nofembar, 2008, 13:37 GMT; 16:37 SGA
 
abdullahi yusuf
Madaxweynaha dowladda KMG ah, Cabdullahi Yusuf Ahmed ayaa beeniyay warar sheegayay inuu soo jeediyay in shirka dib u heshiisiinta laga wareejiyo waddanka Djbouti.
 
Cidamada booliiska dowladda Somalia ayaa sheegay inay dileen 17 qof oo dabley ah, oo looga shakisan yahay inay ka mid ahaayeen kooxaha ka soo horjeeda dowladda KMG ah.
 
Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay ayaa isku raacay in cunaqabateyn lala beegsado shakhsiyaadka carqaladeeya hannaanka nabadda ee hore uga billowday dalka Djibouti.
 

 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Ciyaaraha | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin