Faa'iidada Naasnuujinta
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Faa'iidada Naasnuujintu u leedahay hooyada iyo ilmaha

Todobaadkan waxaa caalamka laga xusayaa naas-nuujinta iyo faa'iidooyinka ay u leedahay dhallaanka.

Dhakhaatiirta ayaa sheegaya in faa'iidada naas-nuujinta aanay ku koobneyn dhallaanka ee sidoo kale ay u wanaagsan tahay hooyooyinka nuujiya. Si aan wax badan uga ogaanno faa'iidada dhallaanka iyo hooyooyinka ay ka helaan naas-nuujinta ayaa weriyaha BBC Cabdifitaax Ibraahim Cagayare waxa uu khadka telefoonka ee Muqdisho uu ku waraystay Dr Caasho Cumar Axmed (Caasha Kablow) oo ku takhasustay cudurrada haweenka.

Mowduucyada la xiriira