Shirka qurba-jooga Somaliland oo soo gebagaboobay
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Shirka qurba-jooga Somaliland oo soo gebagaboobay

Waxaa magaalada Hargeysa lagu soo gebagabeeyay shirweyne sanadla ah oo dhowr maalmood uga socday qurba-jooga Somaliland.

Waxyaabaha shirkaasi lagu go'aamiyay waxaa ka mid ah aqoonyahanada qurba-jooga ah uga faa'iideeyaan aqoontooda bulshada Somaliland.

Weriyaha BBC Axmed Saciid Cige ayaa dood ku aaddan shirkaas u qabtay Dr Yusuf Cumar Cali oo ka yimid Britian iyo Kinsi Cabdulaahi Sugaal oo ka timid Canada.

Waxaa ku hormaraya Dr Yusuf Cumar Cali oo uu Axmed weydiiyay waxa uu ka faa'iiday shirka.