Kooxda Soomaaliya ee Olimbigga
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Kooxda Soomaaliya

Cayaaraha Lahaanshaha sawirka Reuters
Image caption Kooxda Soomaaliya uga qaybgalaysa Cayaaraha Olympic

Kooxda ka socota dalka Soomaaliya ee ka qaybgalaysa Cayaaraha Olombikada ee ka dhacaya magaalada Rio ayaa lagu wadaa inay ordaan maalinta Arbacada ee soo socota 17 bishan August.

Maryan Nuux Muuse iyo Maxamed Daauud Maxamed ayaa uga qaybgalaya Soomaaliya cayaaraha Olombiga.

Haddaba rajo noocee ah ayay qabaan iyo sidee dadka Soomaaliyeed u arkaan Abdullahi Osman Faarax oo ah weriye dhinaca sportiga oo Muqdisho jooga ayaa warbixintan nooga diyaariya