Biyo la'aan ka jirta deegaanno Gado ka tirsan
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Biyo la'aan ka jirta deegaanno Gado ka tirsan

Deegaanno gobolka Gedo ka tirsan ayaa waxaa ka taagan oon iyo biyo la'aan baahsan oo dadka haysta.

Deegaanka Garileey oo ku yaala xuduuda Kenya iyo Soomaaliya ayaa hada lagu soo waramaya in biyaha looga dhaamiyay gudaha dalka Kenya.

Gudoomiyaha deegaanka Garileey Aar Maxamuud Maxamed ayaa u waramay weriyaha BBC Cabdirisaaq Xaaji Catoosh oo marka hore weydiiyey bal inuu uga waramo xaaladda biyo la'aanta ee deeganadaasi ka jirta