Falanqayn ku saabsan xaaladihii u dambeeyay ee Suuriya
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Falanqayn ku saabsan xaaladihii u dambeeyay ee Suuriya

Duqeyn culus oo dhanka cirka ah oo lagu qaaday deegaannada ay ganacta ku hayaan fallaagada ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen in ka badan 100 qof saacado uun kaddib markii Mareykanka iyo Ruushka ay ku dhawaaqeen qorshahooda xabbad joojinta.

Haddaba si aannu u falanqeynno xaaladahii ugu dambeeyay ee Suuriya ayaa waxaannu khadka taleefanka ee Mareykanka kula xiriirnay Dr Sacad Sheekh Cismaan Nuur, oo ka faalooda arrimaha dunida Musliminka.

Waxuu u warramay Cabdifitaax Ibraahim Cagayare oo marka hore waydiiyay waxa keenay in xilligan Mareykanka iyo Ruushka ay isu soo dhawaadaan oo ay heshiiskan gaaraan?