Barnaamijka Ciidda
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Barnaamijka Munaasabadda Ciidul Adxa

Halkan ka dhageyso barnaamijka BBC Somali ay ugu talagashay munaasabadda Ciidul Adxa. Waxaa soo jeedinaya Cabdinuur Shiikh Maxamed iyo Farxaan Maxamed Jimcaale.