Mashaariic laga hirgelinayo Afmadow
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Mashaariic laga hirgelinayo Afmadow

Magaalada Afmadow ee gobolka Jubada Hoose ayaa waxaa laga hirgelinayaa mashaariic ay hay'ada USAID ee Maraykanka ka fulinayso magaaladaasi oo muddaba ka mid ahayd meelaha uu dagaalku ragaadiyay ee burburay.

Mas'uuliyiin USAID ka tirsan iyo maalulka Jubaland ayaa hada Afmadow ku sugan,

Shaafi Raabi Kaahin waa madaxa Rugta ganacsiga Jubaland ee JCC. Waxuu iiga waramay bal nooca mashaariicyadan ay wadaan ee ay maagleineyso hay'adaasi.