Daawo: Hooyo Soomaaliyeed oo 60 jir ah oo jaamacad ka qalin jebisay
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo: Hooyo Soomaaliyeed oo 60 jir ah oo jaamacad ka qalin jebisay

Hooyo Soomaaliyeed oo 60 jir ah oo dhawaan ka qalin jebisay jaamacad ku taalla Puntland. Waxay baratay Shareecada Islaamka, waxayna sheegtay inay sii wadi doonto waxbarshadeeda. Halkan ka daawo sheekada hooyo Safiyo Jaamac.