Hoos u dhaca lacagta Britain ee Pound-ka saameynta ay caalamka ku yeelatay
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Hoos u dhaca lacagta Britain ee Pound-ka saameynta ay caalamka ku yeelatay

Bangiga dhexe ee Britain ayaa sheegay in uu baarayo sababta keentay qiimo dhac weyn oo muddo kooban gudaheed ku sameeyo Pound dalkaasi, gaar ahaan suuqyada Aasiya.

Lama sheegin sababta rasmiga ah ee keentay hoos u dhaca Pound-ka.

Haddaba waxyaabaha dhalinkara in Pound-ka uu sidaasi hoos ugu dhaco ayaa waxaan ka wareysanay Prof Xuseen Warsame, oo madax ka ah qaybta xisaabaadka ee Jaamacada Calgary ee wadanka Canada.

Wuxuu u warramay Axmed Haji Xasan.

Mowduucyada la xiriira