Hay'ad caawisa ardeyda Muslimiinta ee Bariga Afrika
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Hay'ad caawisa ardeyda Muslimiinta ee Bariga Afrika ee Jaamacadaha ku biiraya

Mararka qaar, ardeyda dooneysa inay sii wadaan waxbarashada oo jaamacado ay aadaan, waxay wajahaan dhaqaale la'aan ku kallifta inay sii wadi waayeen heerka jaamacadda.

Hay'ad lagu magacaabo hormarinta waxbarashada Afrika ayaa waxa ay dhowaanahan bilowday inay caawiso ardeyda oo lacagaha ay ka bixiso.

Waxay sidoo kale xiriir la leedahay jaamacadaha qaar ee Soomaaliya. Waxaa kamid ah wakiilladeeda, Irshaad Ibraahim, Xafiiskooda Nairobi ugu warramay Axmed Xaji Xasan.

Mowduucyada la xiriira