Cali Cumar Guuleed oo ka warramaya gabayada laga tariyay jeceylka la calfan waayay
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Cali Cumar Guuleed oo ka warramaya gabayada laga tariyay jeceylka la calfan waayay

Cali Cumar Guuleed waa ganacsade ka faalooda arrimaha suugaanta iyo weliba siyaasadda.

Waxa uu dhawaan isbarbar dhig ku sameeyay qaar ka mid ah abwaanada Soomaaliyeed suugaantooda jaceylka, gaar ahaan marka gabadha qof jeclaa ay is-calfan waayeen.

Weriyaheenna Axmed Saciid Cige ayaa Cali Cumar kula kulmay magaalada Hargeysa.