Puntland oo ka hadashay qabsashada Qandala
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Puntland oo ka hadashay qabsashada Qandala

Wararka laga helayo degmada Qandala ee gobolka Bari ayaa sheegaya in rag hubeysan ay qabsadeen xarumihii maamulka ee deegaanka aroornimadii saaka.

Gudoomiyaha degmada Qandala Jaamac Maxamad Khuurshe ayaa BBC-da ee u sheegay in koox ka tirsan ururka isku magacaabay khilaafada islaamka ay saaka si nabad ah kula wareegeen degmada uu gudoomiyaha ka yahay ee Qandala.

Gudoomiyaha Qandala ayaa u warramay weriyaha BBC-da Cusman Cabdi Xasan

Mowduucyada la xiriira