Xarun kor loogu qaadayo xirfadda Soomaalida iyo Oromada oo Minneapolis laga furay
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Xarun kor loogu qaadayo xirfadda Soomaalida iyo Oromada oo Minneapolis laga furay

Magaalada Minneapolis ee wadanka Mareykanka waxaa maanta lagu daahfuray xarun cusub oo loogu talagalay sidii kor loogu qaadi lahaa xirfadda iyo aqooonta dhalinyarada Soomaaliyeed iyo kuwa ka soo jeeda qooomiyada Oromada.

Daah furka xaruntan maanta loo sameeyay waxaa ka soo qeyb galay madax badan oo ka soctay magaalada Mineapolis, gobolka, Jaamacadaha iyo qaar ka mida xubnaha labada gole ee laga doorto gobolka Minnesota.

Cabdi Warsame, waa gudoomiyaha xaafada lixaad ee Minneapolis islamarkaana xaafada laga soo doorto ayaa laga hergaliyay xaruntaas, waxaana uu u warramay weriyaha BBC-da Maxamed Xaaji Xuseen Shiine.