Abaaraha ka taagan qeybo ka mid ah Somaliland
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Abaaraha ka taagan qeybo ka mid ah Somaliland

Deegaanada Somaliland ayaa ka mid ah meelaha abaaraha sida weyn looga soo sheegayo. Waxaana jira xoolo dhaqato ka barakacay deeganaadooda.

Gobolka Sanaag ayaa hada ka mid ah meelaha ugu daran ee oonka baahsan uu ka jiro.

Gudoomiyaha gobolkaasi Sanaag waa Axmed Cabdi Falaay. Isagoo hada u gurmanaya dad xoolo dhaqato ah ayuu qadka telefoonka kula hadlay Cabdirasaaq Xaaji Catoosh.

Mowduucyada la xiriira