Dhageyso: Codka dadka madowga ah ayaa aad u hooseeya weli
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dhageyso: Codka dadka madowga ah ayaa aad u hooseeya weli

Hillary Clinton iyo Donald Trump ayaa wada soo afjaridda ololaha doorashada ayagoo marba gobol u duulaya.

Aftidii ugu dambeysay ee la qaaday waxay muujineysaa in Clinton ay weli hogaamineyso, lakiin aad bay isugu dhow yihiin labada musharax.

Weriyaha BBC-da ee Mareykanka Maxamed Xaji Xuseen ayaa Axmed Xaji Xasan uga warramay arrimahaasi asigoo Somaalida Mareykanka weydiiyay aragtidooda.

Mowduucyada la xiriira