Daawo: Obama oo ku jira safarkiisii ugu dambeeyay
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo: Obama oo ku jira safarkiisii ugu dambeeyay

Madaxweyne Barak Obama ayaa goor dhaweyd gaaray wadanka Gariiga taasi oo billow u ah socdaalkiisii ugu dambeeyey ee dibadda uu ku tago isagoo ah Madaxweyne, waxaa sidoo kale uu booqan doonaa wadanka Jarmalka.