Horyaalka kubadda cagta Soomaaliya oo maanta bilaabanaya
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Horyaalka kubadda cagta Soomaaliya oo maanta bilaabanaya

Galabta oo Jimca ah waxaa magaaladda Muqdisho ka furmaya horyaalka kubadda cagta ee Soomaaliya ee 2016-2017, waxaana ka qeyb galaya toban ''10'' Kooxood.

Hadaba ciyaarta ugu horeysa ee kooxaha galabta kulmaya iyo Isbadallada ka jira horyaalka waxaa warbixintan ku eegaya Maxamed Cumar Baakaay.

Mowduucyada la xiriira