Dhageyso: Weli waxaa Soomaaliya ka socdo doorashada baarlamaanka
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dhageyso: Weli waxaa Soomaaliya ka socdo doorashada baarlamaanka

Somaaliya waxa weli ka socota doorashooyinka xubnaha aqalka hoose kuwaasi oo ay soo dooranayaan ergo la soo xulay oo tiro ahaan kor u dhaafaya 14000 oo qof, Doorashadan ayaa waxa ay ka socotaa Maamulada Hirshabelle, Puntland, Jubaland, Galmudug iyo koonfur galbeed.

Xubnaha ku soo baxa doorashada ayaa dooran doona madaxweyne. Hasayeshe, doorashada waxa hareeyey cabasho la xiriirta musuqmaasuq, cagajuglayn iyo wax isdaba marin,

Haddaba Weriyaha BBC-da Mohammud Ali ayaa todobaadkan safar ku marayey degaanada qaar oo ay doorashada ka socoto, warbixintan ayuuna ka diyaariyey waxayna ku bilaabanaysaa codbixin ka dhacaysa Baydhabo.

Mowduucyada la xiriira