Dhallinyaro guul ka gaaray farsamada gacanta sida farshaxanka
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dhallinyaro guul ka gaaray farsamada gacanta sida farshaxanka

Dhallinyaro ka kala socotay Waqooyi Bari Kenya iyo Islii ayaa soo bandhigay guulihii ay ka gaareen shaqa abuur loo sameeyay.

Dhallintaasi waxaa la baray farsamooyiin kala duwan, sida Farshaxanka, cillaan saarka, harqaan tolidda iyo dareewalnimo.

Farxiya Cabdi, waa agaasimaha ururka dhallinyaradan caawinta sameysay ee "Nabadda iyo kaalmada", Axmed Cadawe, wuxuu talo siiyaan dhallinyarada dooneysa in gacan la siiyo.

Labadoodaba Axmed Xaji xasan ayey u warrameen

Mowduucyada la xiriira