100 ka dumar: Khadro Xaaji Gaydh waa gabadha keli ah ee Maayar ka noqotay Somaliland
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

100 ka dumar: Khadro Xaaji Gaydh waa gabadha keli ah ee Maayar ka noqotay Somaliland

Taxanaha BBC ee 100 dumar ah, aalaaba waxaan diiradda ku saarnaa guulaha ay haweenka caalamka gaaraan ama kuwa sameeya waxyaabaha aan caadiyan looga baran dumarka.

Taxanahan maanta waxaan ku wareysaneynay Khadra Xaaji Gaydh oo ah gabadha keliya ee ugu horeysay ee mayor-xigeen iyo mayorba ka noqotay magaalo ka tirsan Somaliland oo doorasho ku soo baxday ilaa iyo haatan.

Hadda waxa ay agaasime guud ka tahay wasaaradda madaxtooyada Somaliland.

Weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige ayaa Khadra Xaaji Gaydh weydiiyay waxqabadkeeda xilalkaasi iyo caqabadiha ka hor-yimid.

Mowduucyada la xiriira