100 dumar: Farxiyo Cabdi waxay caawisaa dhallinta aan waxbaran
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

100 dumar: Farxiyo Cabdi waxay caawisaa dhallinta aan waxbaran

Taxana boqol dumar ah oo aan ku eegno dumarka u adeega bulshada, waxaan maanta ku eegeynaa Farxiyo Cabdi oo caawisa dhallinyarada iskuulka ka hartay ee shaqo la'aanta ah.

Farxiyo waxay sameysaa tababaro ku saabsan cilaan saarka, dareewal nimada iyo latallin loo sameeyo dhallinta shaqo la'aanta ah ee rag iyo dumar.

Farxiyo oo ah gabar aad u da'yar ayaa sheegtay in dhibaato qabsatay gabar yar ay ku kalliftay inay howshan bilowdo. Axmed Xaji Xasan ayey u warrantay.