Mahrez: Maxay uga dhigantahay guusha caleemo saarka abaalmarinta BBC ee cayaarayahanka Afrika?
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Mahrez: Maxay uga dhigantahay abaalmarinta cayaarayahanka Afrika?

Taageerayaasha adduunka daafihiisa kala jooga ayaa u codeeyey cayaaryahanka khadka dhexe ee Al-Jeeriya iyo kooxdda Leicester Riyad Mahrez in mutaysto abaalmarinta BBC ee cayaaryahanka Afrika ee sanadka, isagoo ka guulaystay Pierre-Emerick Aubameyang, Andre Ayew, Sadio Mane & Yaya Toure.