Musharrixiintii ku guuldareystay doorashada oo dacwoonaya
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Musharrixiintii ku guuldareystay doorashada oo dacwoonaya

Magaalada Muqdisho waxaa shir isugu yimid ilaa 25 xubnood oo ka mid ahaa dadkii u tartamay kuna guuldareystay, doorashooyinkii baarlamaanka Soomaaliya, kuwaasi oo ka cabanaya in la musuqmaasuqay.

Waxay sheegayaan in ay sharciga la tiigsan doonaan si caddaalad ay u helaan.

Doorashada Soomaaliya wakhtigeedii maku dhaci kartaa

Doorashada Soomaaliya oo dib loo dhigay

Xubnahaasi waxaa ka mid ah, Qareenada Matalaya ka mid ah, Abdirahman Xoosh Jabriil oo ka tirsan ururka Horn Consulting Legal services, Farxaan Maxamed Jimcaale oo telefoonka Muqdisho ku wareystay Xoosh, ayaa weydiiyay waxa ay ku matalayaan xubnahan?