Baarlamaanka Somalilanad ayaa ansixiyay miisaaniyadda sanadkan 2017-ka.
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Baarlamaanka Somaliland oo ansixiyay miisaaniyadda sanadkan 2017-ka

Baarlamaanka Somaliland ayaa ansixiyay miisaaniyadda sanadkan 2017-ka.

Miisaniyadda sanadkan ayaa ah 362 milyan oo doolar, waana middii ugu badnayd abid taariikhda Somaliland.

Mudaneyaasha baarlamaanka ayaa isku khilaafay qaabka loo anxininayo miisaaniyadda maadaama oo ay xubnaha muxaafidku doonayeen in duuduub lagu ansixiyo, halka mucaaradkuna ay rabeen in laga dodo.

Meelmarinta miisaaniyadda oo dhacday iyadoo buuq iyo sawaxan uu jiray waxaa nooga qaybgalay Axmed Siciid Cige warbixintan ayuuna nooga soo diray.