Falanqeyn: Maxaa sabab u ah habacsanaanta amniga Muqdisho?
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Falanqeyn: Maxaa sabab u ah habacsanaanta amniga Muqdisho?

Magaalada Muqdisho shalay waxaa ka dhacay weeraro qaraxyo waaweyn ah. Waxuuna weerarkani noqonayaa kii ugu horeeyey ee sanadkan cusub dhaca.

Sidoo kale waxuu ku soo beegmayaa xili la shaaciyey waqtiga doorashada gudoomiyaha baarlamaanka la qabanayo.

Hadaba maxaa dhici karaa. Maxayse tahay sababta amaanka caasimada Muqdisho uusan weli u dhameystirmin.

Arimahaasina waxaan ka waraysanay Cabdiwahaab Sheekh cabdisamad oo arimaha gobolka ka faalooda. Catoosh ayuu u warramay

Mowduucyada la xiriira