Falanqeyn: Maxaa lagu tilmaami karaa shirkii jaraa'id ee Trump
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Falanqeyn: Maxaa lagu tilmaami karaa shirkii jaraa'id ee Trump

Donald Trump ayaa sirdoonka Mareykanka ku eedeeyay warar sir oo asiga ku saabsan oo warbaahinta loo bandhigay.

Eedaha ayaa ah in Ruushka uu macluumaad shaqsiyadeed iyo kuwa ganacsi oo asiga ku saabsan.

Shirkii jaraa'id ee ugu horeeyay ee uu qabto, tan iyo markuu madaxweynaha noqday, ayuu ku sheegay haddii arrinta ay run tahay ay dhabar jab weyn ku tahay sumcadooda.

Trump ayaa si carro leh ku beeniyay eedaha oo dhan.

Wuxuu sheegay in loo baahnaa inaan la daabicin warka noocaas ah.

Hadaba, Trump waxaa ka muuqday xanaaq, wuxuuna diiday warbaahinta qaar sida CNN inuu weriyayaashooda su'aalaha ka dhageysto.

Mohamuud Nuur oo ka faalooda arimaha siyaasadawadanka Maraykanka ayaa Maxamed Xaji Xuseen Shiine ayaa wareystay