Ciyaartoy hore oo dhiirigeliya ciyaartooyda oroddada Soomaalida
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ciyaartoy hore oo dhiirigeliya ciyaartooyda oroddada Soomaalida

Jaamac Karaaciin waa ciyaartoyga Soomaaliyeed ee hore ee oroddada, haatanna ah tababare caalami ah. Dhowaan waxaa magaalada Hargeysa kula kulmay weriyaha BBC-da Axmed Saciid Cige, waxa uuna ka wareystay heeso uu Jaamac sameeyay oo uu ku dhiirigelinayay orodyahanada Soomaalida marka ay ku jiraan tartannada caalamiga ah.