Halkan ka dhageyso warbixin ku saasban deegaanka Kogelo ee dalka Kenya oo Obama ka soo jeedo.
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Warbixin ku saasban deegaanka Kogelo ee dalka Kenya oo Obama uu ka soo jeedo

Tuulada Kogelo oo ka tirsan deegaanka Siaya ee dalka Kenya ayaa ahayd meel aan sidaas loo aqoon ka hor inta aan la dooran madaxweynaha Mareykanka ee hadda xilka ka sii degaya ee Obama.

Balse waxaa Kogelo si weyn loo bartay markii la ogaaday in ay tahay halka uu ka soo jeedo aabaha dhalay madaxweynaha xilka ka sii dagaya ee dalka Maraykanka ee Barack Obama

Bashkas Jugsoo dhacay ayaa dhawaan halkaasi booqday warbixintan ayuuna ka diyaariyay.