Xildhibaannada Soomaaliyeed ee dumarka ah maxay ka bedeli karaan dalka?
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Xildhibaannada Soomaaliyeed ee dumarka ah maxay ka bedeli karaan dalka?

Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya ayaa noqonaya kii ugu dumarka badnaa ee soo mara dalka.

Ku dhowaad 80 xilidhibaan oo haween ah ayaa ku jira baarlamaankan cusub.

Arrintan ayaa timid ka dib markii haweenka loo qoondeeyey tiro boqolkiiba sodon ah.

Hadaba waxaa la isweydiinayaa dumarkan faraha badan ee baarlamaanka ka mid noqday maxay ka badali karaan siyaasada dalka.

Xilidhibaan Sahro Xaaji Xuseen oo Sahro Maalinguur loo yaqaano ayaa arrimahaasi waxaa ka waraystay Cabdirisaaq Xaaji Catoosh.