Xaalada Soomaali Hindiya ku xiran oo laga dayrinayo
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Xaalada Soomaali Hindiya ku xiran oo laga dayrinayo

Magaalada Mumbai ee dalka Hindiyaa waxaa ku xiran dhalinayaro Soomaali ah oo gaaraya 118 kuwaas oo lagu edeeyay falal burcad badeednimo ah.

Dhalinyaradaas oo qaarkood xabsiga ku jiray muddo 7 sano ah ayaa waxay sugayaan dhageysiga labaad ee dacwadda loo heysto.

Ibraahim Cumar Baafo, waa weriye ku sugan magaalada Mombay ee dalka Hindiya. Bashiir Maxamed Caato ayuu u warramay.