Maxaa laga fili karaa wadahadalada nabada ee Suuriya ?
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Maxaa laga fili karaa wadahadalada nabadda ee Suuriya?

Waxaa Magaalada Geneva ee dalka Switzerland ka socda wada hadalado nabadeed oo ay garwadeen ka tahay Qaramada midoobay.

Wadahadaladani oo udhaxeeyo dhinacyada isku haya colaada Syria ayaa la doonayo in xal loogu raadiyo mashaqada ka aloosan dalkaasi.

Mucaaradka Syria ayaa iyagu doonayo in shirkani ay ka soo baxaan qododo ay kamid yihiin kala guur siyaasadeed.

Hadabo maxaa laga fili karaa gabagabada shirkani?

Su'alahaasi iyo kuwa kale ayaa waxaan hordhignay Dr Sacad Sheekh Cusmaan oo ah khabiir ka faalooda arrimaha caalamka.

Wuxuuna u waramay weriyaha BBC-da Bashir Maxamed Caato.