Maxay tahay cudurada ka dhalan kara nafaqa darada?
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Maxay tahay cudurada ka dhalan kara nafaqa darrada?

Qaramada midoobe ayaa ku qiyaasaysa in in ka badan 360 kun oo caruur ah inay la il daranyihiin nafaqo daro ka dhalatay abaarta saamaysay Soomaaliya. si la mid ah sidaasi degaanada soomalida ee waqooyi bari Kenya ayaa waxa iyagana saameeyey abaarta, waxaana jira caruur ay fara ba'an ku hayso nafaqo darradu

Haddaba waa maxay saamaynta ku reebi karto nafaqo darada mustaqbalka. Su'aashaas iyo qaar kale ayaan hor dhignay Dr Mohammud Sheikh Omaar, oo ku takhasusay caafimaadka Bulshada waxna ka dhiga jaamacad ku taala dalka Australia,

Bashir Mohamed Caato ayuu u waramay, waxaa uu marka hore ku bilaabaya degaanada Wajeer iyo Gaarissa oo uu hawla shaqo ku soo maray