Hees laga sameeyay abaaraha Soomaaliya
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Hees laga sameeyay abaaraha ka taagan Soomaaliya

Iyadoo abaaraha ba`an ay ka taaganyihiin geyiga Soomaalida ayaa waxaa jira dad badan oo iyagu siyaabo kala duwan uga qeyb qaadanaya gurmadka abaaraha.

Dadkaasi waxaa kamid ah fanaanada Sahra Maxamed Caydiid oo hees duco iyo gobaabo isugu jira ka sameysay abaaraha ka taagan Soomaaliya.

Heesta ay aliftay iyo waxa ku dhaliyay ayay uga warantay weriyaha BBC-da Bashir Maxamed Caato.