Xubinta Doodda ee barnaamijka Dunida & Maanta
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Xubinta Doodda ee barnaamijka Dunida & Maanta

Xubinta doodda ee barnaamijka Dunida & Maanta waxaa dhagaystayaasha BBC kaga doodeen abaalmarintii caalamiga ee Soomaalida ee habeenkii xalay lagu qabtay London, halkaas oo lagu aqoonsaday dad wax weyn u qabtay bulshada iyo kuwa dadaalkooda loo xushay. Haddaba waxaan eegeynaa in arrintaas ay saameyn ku yeelan karto bulashada iyo in waqtigan ay abaaraha jiraan ay waqti munaasib u tahay arrintan.

Dooddan waxaa ka qeyb qaadanaya Jaamac Samakaab oo Boosaaso jooga, Cabdi Geesi oo Boorame Jooga, iyo Injineer Boorow oo xerada qaxootiga ee dhagaxley jooga, waxaana u qaybinaya hadalka Mowliid Xaaji Cabdi.