Maamulka Dahabshiil oo BBC Soomaali u waramay
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Wareysi: Dahabshiil iyo abaalmarinta caalamiga ah

Shirkadda Dahabshiil waxay ka mid ahayd shirkadaha gacanta ka gaystay abaalmarinta caalamiga ah ee Soomaaliyeed ee London lagu qabtay todobaadkan ,Agaasimaha sare ee shirkadda Dahabshiil C/rashiid Maxamed Siciid ayaa BBC uga waramay taageerada shirkadda ee abaalmarinta.