Barnaamijka doodda dhallinyarada
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Barnaamijka doodda dhallinyarada

Dhallinyarada BBC Somali Facebook kala socota ayaa yeeshay dood ay kaga hadlayeen bandhiggii lebiska ee ay dhawaan wiilal dhallinyaro ah ka dhigeen magaalada Hargeisa, taas oo dhalisay khilaaf badan.

Doodda waxaa ka qeyb-qaatay Xamda Sagal Maxamad Faarax, oo joogta God-dheer, Hargeisa, Yaxye Maxamad Xaaji Geel, oo loo yeqaanno Yaxye Weste, oo isaguna jooga Hargeisa, Cabdiraxman Xaaji Daahir oo jooga CaliXaydh, iyo Maxamad Saalax oo ku sugan magaalada Xingalool.

Waxaa doodda u qeybinaya Cabdullahi Sheekh Cabdirisaaq, hadalkana waxaa billaabaya Xamda Sagal oo God-dheer, Hergeisa, ku sugan.