Wamaxay xaalada dhaqaale ee ka dhalan karta ka bixitaanka Britain ee midowga Yurub?
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Waa maxay xaalada dhaqaale ee ka dhallan karta ka bixitaanka Britain ee Midowga Yurub.

Dalka Britain aya laga rabaa inay bixiyaan lacag dhan 50 bilyan oo Gini marba hadii ay ka baxayaan suuqyada Yurub, Welise ma caddo sida ay wax u dhacayaan.

Haaddaba xaaladaha dhaqaale ee ka dhalan kara ka bixintaanka Britain ee midowga Yurub ayaan ka waraysanay Cabdi Daakir oo ah aqoonyahan ku takhasusay dhaqaalaha, Wuxuuna u waramay weriyaha BBC-da Cabdiraxmaan Bidhaan.