Shariif Xassan Sheekh Aadan oo ka digay abaaraha.
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Shariif Xassan Sheekh Aadan oo ka digay abaaraha.

Dowlad goboleedka Koonfur galbeed ayaa ka mid ah deegaanada sida weyn ay abaaruhu ugu habsadeen, Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ku yaala xerooyin loo sameeyey barakacayaal ay abaartu saamaysay.

Sidoo kale waxaa jira walaac laga muujinayo tuulooyin badan oo dhibaato ay ka jirto balse aan wax raashin la garsiin karin.

Haddabo arrimahaasi ayaanu ka wareysanay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Shariif Xassan Sheekh Aadan, Wuxuu na u warramay weriyaha BBC-da Cabdirisaaq Xaaji Catoosh.