Wamaxay qorshaha wasaarada gurmadka iyo maareynta musiibooyinka ee Soomaaliya?
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Wamaxay qorshaha wasaarada gurmadka iyo maareynta musiibooyinka ee Soomaaliya

Golaha wasiirada ee xukuumada Soomaliya oo dhawaan yeeshay kulankoodii ugu horeeyay ayaa waxa ay kulankooda uga hadleen in gurmad degdeg ah lala gaaro dadka abaaruhu saameeyeen.

Wasiirka wasaarada gurmadka iyo maareynta musiibooyinka Dr. Maryam Qasim Ahmed ayaa BBC-da uga warantay qorshaha wasaaradeeda ee dhanka abaaraha.

Khadka teleefoonka ayay ugu warantay Fardowsa Maxamed Cilmi iydoo ku sugan magaalada Muqdisho.