Dhalinyarada Baled-xaawo oo bilaabay qaab cusub oo ay ugu gurmanayaan dadka ay abaaruhu saameyeen
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dhalinyarada Baled-xaawo oo bilaabay qaab cusub oo ay ugu gurmanayaan abaaruhu

Maalin qad walaalkaa quudi Wa hal ku dhig ay bilaabeen dhalinyaro Soomaali ah oo loogu gumrmanayo dadka ay abaaruhu ku habsadeen ee Soomaaliya.

Degmada Baled-xaawo waxaa ay kamid tahay meelaha sida weyn ay u saameyeen abaaraha ka taagan Soomaaliya.

Shiine Xasan Cali wuxuu ka mid yahay dhallinyarada hawshaas wada, waxa uu u warramay weriyaha BBC-da Faarax Lamaane.