Nin Hindi ah oo Soomaaliya u diir naxay
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Nin Hindi ah oo Soomaaliya u diir naxay

Abaaraha ka jira Soomaliya si weyn aya aloogu gurmaday, dadka gargaarka gaarsiiyey soomaliya waxaa ka mid ah ajnabi berisamaadkii Soomaliya deganaan jiray oo haatan u diir naxay umada Soomaliyeed.

Cabdikariim Xaami Maxamed Isxaaq waa nin hindi ah balse Soomaliya ku noolaan jiray 80-maadkii. Dalka Tanzania ayuu hada degan yahay, waxuuse xiligan joogaa Muqdisho oo maalmahan ay ka wadeen gurmaad kaalmo ah.

Cabdikariim inkastoo uu afsoomaligu dhimayo hadana waxuu iiga waramay gargaarka uu geeyey Soomalya.