Tartan kubadda cagta oo lagu soo gabgabeeyay Bosaaso
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Tartan kubadda cagta oo lagu soo gabgabeeyay Bosaaso

Tartan kubadda cagta oo u dhaxeeya 16-ka xaafadood ee magaalada Bosaaso a la soo gaba-gabeeyay.

Koobkan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay ciidamada Puntland oo sheegay in ula jeedada ay tahay isdhexgalka dhalinyarada iyo kor u qaadida nadadda.

Weriyaha BBC-da Axmed Xaaji Xassan ayaa haddaba arrintani ka wareystay guddomiye ku xigeenka xiriirka kubadda cagta ee Soomaaliya, Cabdulaahi Sheekh Nuur.