Wareysi Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Gudoomiyaha Maxkamadda sare ee Somaliland oo BBC la hadlay

Gudoomiyaha maxkamada sare ee Somaliland Aadam Xaaji Cali oo mudooyinkan booqasho ku joogay magaalada London ayaa nagu soo booqdey daarta cusub ee warbaahinta ee BBC , waxaana ka wareysannay hannaanka caddaalada ee Somaliland & kalsoonida shacabku ku qabaan, arrimaha xariga & xayiraadda Saxaafadda iyo waliba arimo kale. Cabdixaafid Cawil Ismaaciil ayaa wareystey Gudoomiyaha waxaanu marka hore weydiiyey ujeedada safarkiisa ee UK