Taxanaha BBC ee ku saabsan la dagaallanka akhris iyo qoris
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Taxanaha BBC ee ku saabsan la dagaallanka akhris iyo qoris la'aanta

Taxanaha BBC ee ku saabsan la dagaallanka akhris iyo qoris la'aanta waxaanu maanta ku soo qaadeynaa warbixin uu nooga diyaariyay weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Ciga oo la hadlay macallin muddo dheer wax barayey dadka waaweyn iyo gabadh ganacsi yar ku haysata suuqa Hargeysa oo iyadoo weyn baratay xisaabta iyo qorista farta Soomaliga iyo akhriskiisaba.