Tijaabinta beeridda calaf loogu talo galay xoolaha oo ka socota Somaliland
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Tijaabinta beeridda calaf loogu talo galay xoolaha oo ka socota Somaliland

Wasaaradda xanaanada xoolaha Somaliland iyo hay'ado caalami ah ayaa dhamaystiray tijaabo beerista caws cusub oo xoolaha loogu talo galay , kaasoo ay sheegeen in tayadiisu aad u sareyso kuna tijaabiyeen deegaano ka tirsan gobollada galbeedka .

Weriyaha BBC Axmed Saciid Cige ayaa tegay goob tababar lagu siinaayay beerista cawskaasi beerallay iyo xoolo-dhaqato gaadhaayay soddon qof , kadibna warbixintan nooga soo diray isagoo la hadlay khabiirka bixinayay tababarkaasi iyo qaar ka mid ah beeralleyda rag iyo dumarba