Cabdiweli Gaas oo ka hadlay heshiskii dekadda Bosaaso
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Cabdiweli Gaas oo ka hadlay heshiskii dekadda Bosaaso iyo arrimo kale

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland ayaa dalka Itoobiya uga qeybgalay shir arrimaha Afrika iyo kheyraadkeeda looga hadlayo.

Gaas ayaa BBC-da uga warramay arrimaha shirkaasi looga hadlay iyo heshiiskii dhisamaha dekada Boosaaso

Wuxuuna khadka teleefoonka ee magaalada Addis Ababa ugu warramay weriyaha BBC-da Cabdirisaaq Xaaji Catoosh.