Sidee looga hortagi karaa xanuunka Asthma ama neefta?
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Sidee looga hortagi karaa xanuunka neefta?

Waxaa maanta caalamka oo dhan laga xusayaa maalinta ka hortaga cudurka neefta oo ku dhaca sambabada.

Cudurkan ayaa dhibaato ku haya dad badan oo caalamka ku nool.

Haddaba cudurkan waxa u yahay iyo sida lagu daweyn karo ayaa waxaanu ka wareysanay Dr Cismaan Cabdi Meygaag oo ku takhasuusay cudurada laabta iyo neef mareenka, isaga oo ku sugan magaalada Hargeysa ayuu khadka teleefoonka ugu waramay weriyaha BBC-da Cissa Xaaji Cabdille.