Wax ka baro suugaanta geela
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Wax ka baro suugaanta geela

Xasan Daahir Ismaaciil waa gabyaa, waxaanu si gaar ah ugu gabyaa geela. Sidoo kale wuxu caan ku yahay suugaanta gole ka fuulk ah ee golayaasha cawayska ee ciyaar-gudka dhaantadu ka mid tahay.

Weriyaha BBC-d ee Hargeysa Axmed Saciid Cige ayuu uga waramay suugaantiisa geela oo ay ku jirto mid uu kaga hadlayo xilliyada abaaraha ah ee geelu soo mari jiray, isagoo Xasan sheegay inuu geel jire ahaan jiray: