Doorka qurba joogta Soomaalidu ku leeyihiin dib u dhiska dalka
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Doorka qurba joogta Soomaalidu ku leeyihiin dib u dhiska dalka

Waxyaabaha uga waaweyn shirka Soomaaliya ee maanta ka furmaya London lagaga hadli doono waxa ka mid noqonaya kaalinta qurba joogta iyo bulshada rayidku ku leeyihiin soo kabashada Soomaaliya.

Haddaba weriyaha BBC-da Ibrahim Maxamad Aadan ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay qaar kamid ah Soomaalida ka tagey UK ee ku noqday dalka, warbixintan ayaanu nooga soo diray.